Warqad caddeyn ah: Siyaasi si aad u dhaliili jiray dowladda Soomaaliya oo xil lagu abaal mariyay!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisul wasaaraha DF Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa waxaa lagu magacaabay xoghayaha Joogtada KMG ee Wasaaradda Arimaha gudaha iyo Federaalka.

Xoghayaha jootada ee Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa loo magacaabay aqoonyahan Prof Yaxye Cali Ibraahin Hareeri oo kamid ahaa Maamulka Sare ee Jaamacadda SIU ee ka howlgasha Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka.

Sidoo kale, Xoghayaha jootada Prof Yaxye Cali Ibraahin Hareeri, ayaa kamid ahaa Siyaasiyiinta inta badan ka faaloon jirtay Arrimaha Siyaasada Somalia waxa ayna Digreetada lagu magacaabay u qorneyd sida tan:-
Magacaabis-792x1024