SomalilandS
Sawirro: Cirro iyo ra’iisul wasaaraha Qatar oo qodobo xasaasi ah ka wada-hadlay
Dooxa (Caasimada Online) – Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa kulan heer sare ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani.Kulankan...