Ciidamada Liyuu Boolis oo si fool xun gabar ugu dilay Qabridahar

Jigjiga (Caasimada Online) – Wararka laga helayo dowlad deegaanka Somalida Itoobiya gaar ahaan magaalada Qabridahar ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada loo yaqaan Liyuu Boolis ay halkaasi dil fool xun ugu geysteen gabar kamid ahayd dadka kunool magaaladaasi.