24.7 C
Mogadishu
Sunday, July 26, 2026

Ciidamo ka tirsanaa Khaatumo oo Somaliland ku biiray (Sawirro)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada online) – Ciidamadii ugu badnaa ee ka tirsanaa maamulka Khaatumo ayaa la sheegay iney ku bireen ciidamada maamulka Somaliland, kadib xaflad ka dhacday duleedka degmada Buuhoodle.

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland ayaa sheegay in ciidamadaasi gaarayeen ku dhawaad 250 askari, kuwaasi oo kamid ahaa ciidamada maamulka Khaatumo, waxayna ku biireen ciidamada Somaliland.

Waxaa ka qeyb-galay kulanka wasiirka gaashaandhiga Maamulka Soomaaliland iyo saraakiil Somaliland ka socday waxaa sidoo  kalena ka qayb galay  Wasiir xigeenka boostada Cismaan Garad Soofe oo kasoo shaqeeyay sidii 260 Askari ay uga mid noqon lahaayeen Somaliland.

11-2 22-2 33-2 44-1 55-1 66-1

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60