28.9 C
Mogadishu
Tuesday, May 26, 2026

Guuleed oo xilka ka qaaday wasiir sammeeyey…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ilo xog ogaal ah oo ayaa inoo xaqiijiyay in madaxweyne C/kariin Xuseen Guuleed uu xilka ka qaaday wasiir ka tirsan maamulka Galmudug oo uu madaxweyne ka yahay.

C/kariin Guuleed ayaa xilka ka qaaday wasiirka qorsheynta maamulka Galmudug, sida wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweyne oo aan helnay lagu cadeeyay.

Maxamed Cilmi Faarax wasiirka qorsheynta maamulka Galmudug ayaa lagu soo waramayaa in xilka laga qaaday sida lagu cadeeyay qoraalka kasoo baxay madaxweynaha maamulka Galmudug.

Sida qoraalka ku qoran maanta oo Axad ah ayaa xil ka qaadista la sameeyay, waxaana la ogeyn sababta arintaasi ka dambeysay

Xeerka wuxuu dhaqangalayaa marka uu saxiixo Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News