DAAWO: Dhacdo aan nuuceeda horay loo arag oo Muqdisho ka dhacday….

By Ali Muhiyaddiin

Shacabka reer Muqdisho ayaa aad u hadal haya dhacdo aad looga naxay oo ah fal uu sameeyay wiil dhalin yaro ah oo reer Muqdisho ah.

Hadaba Muuqaalka dhacadadani ayaa ah mid aad looga hadal hayo inta badan Magaalada Muqdisho waana dhacdo nuuceeda aan horay loo arag ee nala daawo muuqaalkani naxdinta badan leh.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: