Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowlada Ethiopia ayaa hishiis aysan ka warheyn dowlada Soomaaliya la gashay maamulka Somaliland, kaasi oo uu saxiixay masuul dekada Berbera u qaabilsan maamulka Siilaanyo.
Hishiiskaasi ayaa dhigaya in dowlada Ethiopia waxii ay doonto iney kala soo dagi doonto hadda dib dekada magaalada Berbera ee maamulka Somaliland.
Waxaa hishiiska Somaliland u saxiixay maareeyaha dekada magaalada Berbera, isaga oo sheegay inuu ku farxay hishiiska uu Ethiopia u saxiixay.
Ethiopia ayaa si dhow ula macaamiisha maamul goboleed kastaa oo ka dhisan dalka Soomaaliya waxayna ka fushataa danaha ay leedahay.
https://www.youtube.com/watch?v=rCny0dtTMuk
Caasimada Online
Xafiiska Ethiopia
[email protected]

