Wakiilka EU ee Soomaaliya oo la ceyriyey kadib fadeexad (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) – Ururka Midowga Yurub ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wakiilkooda Soomaaliya kadib markii horey loosoo bandhigay baaritaano caalami ah oo fadeexad ku ah midowga Yurub.

Warbaahinta Dalsoor ayaa  baahisey in Shaqadii laga ceyriyey Ergaygii Midowga Yurub u joogay Soomaaliya & qaar kamid ah Shaqaalihiisii, ka dib markii ay Warbaahinta Dalsoor horey u soo bandhigtay qoraalo ay diyaarisay Xaruntas oo Soomaaliya Sumcadeeda iy Qaranimadeeda xadgudub weyn ku ahaa.

Hoos ka daawo muuqaalka