VIDEO: Muqdisho Nolasha Nuucani ah ayaa ka jirta Xiliga Habenkii. (DAAWO)

Nolasha Xiliga Habeenkii Magaalada Muqdisho oo isbadal weyn isku badashay kadib markii Shacabka ay xiliga habenkii u caweeysi tagaan magaalada ayagoo ka heli kara wax yaabo aan horay looga aqoonin magaalada.

Muqdisho isma dhaheysid sidaan ayey isku badashay waqti kooban kadib isbadalo xoogan oo dhan walba ah oo magaalada ka dhacay tan iyo labadii sanado ee u dambeeyay.

Nala daawo muuqaalkani ka hadalaya isbadalka ka dhacay muqdisho Xiliga Habenkii.

HALKAAN KA DAAWO: