DAAWO: Bilicda MUQDISHO sidan ma ku ogeyd?

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho & Isbadalkii u dambeeyay oo aad ka arki karto muuqaal maalmo ka hor laga soo duubay Muuqaalka guud ee Magaalada iyo sida ay tahay maanta.

Isma dhaheysid Muqdisho ayaa sidaan noqotay waxaa hubaal ah in aad ka heli doontid oo aad dareemeysid in Muqdisho si weyn isku badashay ee nala daawo.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: