27 C
Mogadishu
Tuesday, December 16, 2025

Daawo Qorshe caqabad ku noqon kara siyaasadda DF oo Muqdisho ka socda

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

London (Caasimada Online) – Xiriirka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ayaa u muuqda mid shaki galinaya mustaqbalka dalka, iyada oo tagisti Muqdisho ee 3 M/weyne goboleed ay soo iftiimisey in ay qorshaha ay u tageen xamar ay tahey mid u gaar ah iyo muujinta awood mideysan oo lagu qal qal geliyo siyaasadda dowladda oo mid kasta uu doonayo inuu xubno ku yeesho golaha wasiirada.

- Advertisement -

Read more

Local News