Daawo: Nin ku ciyaaraya maska adduunka ugu halista badan

Haddii aad ka baqdid masaska muuqaalkaan waxaad dooneysaa in aadan marnaba arkin.

Sababtoo ah muuqaalkaan argagaxa leh wuxuu ku tusayaa nin ku ciyaaraya maska adduunka ugu halista badan ee kobraha isagoo bir u suray jiir ama doolli si uu ugala baxo.

Maskaan ayaa waxaa lagu magacaabaa Elvis, wuxuuna dhowr jeer isku deyayaa inuu qaato jiirka laakiin ninka duubaya muuqaalkaan ayaa u goynaya taasoo xiiso usii yeeleysa muuqaalkaan.

Ninkaan oo ah nin ku shaqeysta howshaan ayaana muuqaalkaan kugu tusinaya in uusan ka baqeyn maskaan… Wuxuuna u dhashay dalka Maraykanka iyadoo muuqaalkaan xiisaha leh in ka badan 500 oo jeer laga daawaday Youtube.Daawo: Nin ku ciyaaraya maska adduunka ugu halista badan balse ma qaniinay?