Daawo Video: Ninkii qabay hooyada Soomaalida ah ee Norway lagu toogtay oo wareeysi bixiyay

Wariyaha TV-ga qaranka uga soo warrama waddamada Scandinavianka ayaa wareysi xiiso badan waxa uu la yeehay ninka dhalay Caruurta hooyadood ay booliska Norway dhawaan toogteen.

Wareeysiga uu bixiyay Aabahaan dhalay Caruurta ayaa wax badan oo qarson daboolka ka qaadaya asagoo ka xog waramaya sida ay wax u dhaceyn ee nala daawada Video-ga.

HALKAN KA DAAWO: