Tirada dhimashada Xajka oo korortay iyo Somali American oo ka mid ah dadka geeriyooday (Aqri)

Jeddah (Caasimada Online) – Waxaa aad u korortay tirada xujaaydii ku dhimatay dhagaxtuurka Mina, taasoo iminka gaartay ilaa 700 dad kabadan.

Waxaa tirada dhimashada ka mid ah dad lagu qiyaasay in 15 qof oo Soomaali ah, badankoodana ka yimid dalka Mareykanka. Waxaa ilaa hadda la hubaa 7 haween ah iyo 5 rag ah.

Waxaan eebe uga baryeynaa in Xujaaydaas ku dhintay gudashada Xajkooda in uu Allah Subxaanahu Watacaalaa jannadii fardowsa ka waraabiyo

Wixii macluumaad ah oo soo kordha dib ayaan idiinkaga soo sheegi doonaa

https://www.youtube.com/watch?v=Q2Fs6HFHi5A

1 2 3 4 5

Caasimadda Online
Xafiiska Jeddah
caasimadda@Live.com