29.9 C
Mogadishu
Sunday, February 15, 2026

Daawo: Bosaso oo ay ka furantay nadwo looga hadlayo qatar Somalia uga imaneysa SHIICADA

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Boosaaso (Caasimada Online) – Safaarada Iran ee dalka Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney wado qorshe ay shiico-nimada u gelinayaan shacabka Soomaaliyeed ee Suniga ah, arintaasi oo horay ugu digeen culumaa’udiinka Soomaaliyeed, waxaana nadwo arimahaasi looga hadlayay lagu qabtay magaalada Boosaaso.

Masjidka Rowdo ee magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa lagu qabtay Nadwo looga hadlayo qatarta ay leedahay in shiicada ku badato dalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale laga baqayaa in shiico ka timaado Boosaaso ay kusii kororto dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Read more

Local News