Daawo Sawirrada Wasiirada cusub.

Asad Cabdullahi MataanBy Asad Cabdullahi Mataan

Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta ku dhowaaqay golaha wasiirada cusub ee Dowladda oo ka kooban 10 wasiir. Haddaba, waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa wejiyada cusub ee wasiirada.