Arag Sawirrada socdaalkii John Kerry ee Xamar

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka John Kerry, oo booqasho rasmi ah oo maalin ah ku yimid Soomaaliya.

Caasimada Online ayaa heshay sawirrada kullankii maanta, inkasta oo warbixinta kullanka aan horey u daabacnay. Halkan ka aqriso

kerry 1kerry 2kerry 3kerry 4kerry 5kerry 6kerry 6kerry 7kerry 8kerry-hassanxasan cusub