Daawo sawirradii ugu xiisaha iyo dareenka badnaa caleemo saarka madaxweyne Farmaajo

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta lagu caleemo saaray munaasabad rajo iyo farxad badan gelisay shacabka Soomaaliyeed oo ka dhacday magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin badan oo Soomaali iyo caalami isugu jira, waxayna ku dhacday si wanaagsan oo farxad iyo reereyn ku dhammaatay.

Haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa qaar ka mid ah sawirradii munaasabadda, kuwooda aan is-leenahay waa ay ugu xiiso badan yihiin.