Daawo sawirro laga soo qaaday goobaha ay ku dagaalamayaan Galmudug iyo Puntland

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Waxaa hakat ku jira isu socodka gaadiidka iyo dadka shacabka qeybo kamid ah Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Xaafadaha ka caagan isu socodka Gaadiidka, Shacabka, iyo Ganacsiga kamid ah xaafada Garsoor iyo sidoo kale Xaafadaha kale oo ka tirsan magaalada Gaalkacyo.

Xaafadahaasi ayaa waxaa inta badan ka qaxay dadkii shacabka ahaa waxaana iminka dhex wareegaayo qaar kamid ah ciidamada uu dagaalka u dhexeeyo.

Rasaas xoogan ayaa meelaha qaar laga maqlayaa waxaana sidoo kale wadooyinka qaar yaalla dhaawacyo iyo Meydad kuwaasi oo ay haleeshay rasaasta.

Xaalada goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada uu dagaalka u dhexeeyo ayaa waxaan ku sugneyn dad shacab ah.
gaalkacyo-1

gaalkacyo-2

gaalkacyo-3

gaalkacyo-4

gaalkacyo-5

gaalkacyo-6

gaalkacyo-7

gaalkacyo-8