Daawo sawirrada saameynta xoogan ee dagaalka Gaalkacyo uu ku yeeshay ganacsiga

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Waxaa inta badan weli xiran goobaha Ganacsiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug oo ay ka socdaan dagaalo u dhexeeya ciidamada Galmudug iyo Puntland.

Goobaha qaar ee Ganacsiga ayaa waxaa lagu arkayaa dadyow aad u yar kuwaasi oo ku madax adeegaaya sii wadashada Ganacsigooda waxaana dushooda ka dhaceysa rasaas aad u xoogan oo ay is weydaarsanayaan labada ciidan.

Dadka ku dhabar adeegaaya sii wadashada shaqooyinkooda ayaa madaxa meelo la galaaya markii uu dagaalka isku bedelo mid Hubka culus leysu adeegsanaayo.

Ciidamo kamid ah kuwa dagaalamaaya ayaa sidoo kale dhex wareegaaya Suuqa kuwaasi oo gabaad ka dhiganaaya maadaama inta badan goobaha uu dagaalka ka socdo aanu laheyn meelo gabaad laga dhigto.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
gaalkacyo-1

gaalkacyo-2

gaalkacyo-3

gaalkacyo-4

gaalkacyo-5

gaalkacyo-6

gaalkacyo-7

gaalkacyo-8

gaalkacyo-9

gaalkacyo-10

gaalkacyo-11

gaalkacyo-12

gaalkacyo-13

gaalkacyo-14

gaalkacyo-15