Daawo: Sheekh Umal oo ka digay arrin qatar ah oo Soomaaliya ka socota sheegayna in 3 arrin…

Nairobi (Caasimada Online)- Sheikh Maxamed Cabdi Umal, oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan magaalooyinka Soomaalida ayaa ka hadlay ciyaarta loo yaqaan Dhaantada  iyo waxa ay tahay caaraan iyo xalaal intaba.

Isaga oo ka hadlay Masjidka Abuu Bakar Asadiiq ee magaalada Nairobi ayaa ka hadlay dhaantada iney tahay wax xaaraam ah, loona baahan yahay iney ummada Soomaaliyeed ka fogaadaan dhaantada.

Seddex arin oo xiligan heysata Ummada Soomaaliyeed ayuu sheegay iney sabab u noqoto inuu ka hadlay noocyada kala duwan ee Dhaantada iyo dhibaatada ay leedahay.

Hoos ka daawo Khudbadooda

Caasimada Online
Xafiiska Kenya
Caasimada@live.com