Daawo shirka lagu iclaaminayo nooca doorasho

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho shir looga hadlayay arimaha doorashooyinka dalka Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan madaxweynayaasha maamul goboleedyada iyo madaxda ugu sareyso dowlada Soomaaliya.

Shirka waxaa sidoo kale ku sugan wadamada daneeya arimaha Soomaaliya iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada Midoobay, waxaana la doonayaa in laga soo saaro doorashada ka dhaceyso Soomaaliya iyo nooca ay noqoneyso.

Hoos Toos kaga daawo Shirka ka socdo magaalada Muqdisho.