Toos u Daawo: Shirka 70-aad ee QM iyo Xasan Sheekh oo ka qudbeynaya

Idil Muxumad CabdiBy Idil Muxumad Cabdi

New York (Caasimada Online) – Xarunta QM ee New York, ayaa waxaa maanta ka furmay kullanka golaha guud ee QM, oo ay ka qeyb galayaan madaxda 193 dal oo dunida ka kala socda. Waxaa madaxdaas ka mid ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkan Toos Uga Daawo Shirka 70 ee Qaramada Midoobay.