Daawo Video: Dr. Baadiyow oo si diiran loogu soo dhoweeyey dalka HOLLAND

Gudoomiyaha xisbiga Midnimo Qaran Dr Cabdiraxmaan Baadiyoow, oo maalmahan socdaal ku maraya dalal ka tirsan qaaradda Yurub, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Holland, oo uu gaaray.

Dr. Baadiyow, ayaa la kulmay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland.

Halkan hoose ka daawo