31.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 13, 2026

Daawo Video: Farxiya Kabayare oo weerar afka ah ku qaaday Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Minneapolis (Caasimada Online) – Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa si weyn uga xumaatay kana naxday in fanaaniin ay sheegtay inay walaalaheed yihiin ay maanta xumeeyaan kana qeyb galaan xumaanteeda oo ay tagaan xamar Hodon C/raxmaan iyo Axmed Rasta.

Farxiya ayaa Video ay soo dhigtay Youtube-ka waxay ku sheegtay inay cadaalada darro ka jirto Muqdisho ayna wax lala yaabo tahay in Hotelka City Palace oo qura uu noqdo meesha kaliya ee laga heeso.

- Advertisement -

Read more

Local News