Daawo Video: Sida Sacuudiyaanka u dulleystaan muslimiinta kale

Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineyno waa Arin aad looga xumaado marka aa daawato. Waa Askari Sacuudiyaan ah oo si xun ula dhaqmayo Muwaadin u dhashay Wadanka Bangaladesh oo muslim ah,asagoo kula kacayo fal laga argagaxo.

Hadaba Aqristoow Muwaadinkaan Bangaladeshka ah ayaa waxaa lagu qasbayaa in uu shumiyo lugta gacanta iyo in uu dhaho Erayo lagu qasbayo, Balse marka aa sii dhuuxdo Video waa arin u eg mid aar gudasho ah oo uu muwaadinkaan lagu heesto.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO: