Daawo: Xasan oo isaga oo shacab iska soo dhigay soo duubay Video cajiib ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shacabka kala hadlay warbaahinta dowladda,waxuuna si qoto dheer ugu hadlay xaaladda dalka iyo higsiga dowladda uu hoggaamiyo.

Madaxweynaha ayaa soo duubay video soconaya in ka badan 20 daqiiqo, isaga oo sheegay inuu sida qof caadi oo shacab oo kale ah ula hadlayo dadweynaha, oo uusan markan ahayn madaxweyne.

Muuqaalkan waxa uu madaxweynaha kaga hadlay arrimo badan.