Dastuurka wuu dilay, wuxuu u bartay Xukuumad la rido iyo qalalaaso siyaasadeed (Amin Arts oo Sawir Cajiib ah ka sameeyey Jawaari)

Muqdisho (Caasimadda Online) – Amin Arts oo ah Farmashaxiniiste Soomaaliyeed ayaa soo daabacay Sawir Cajiib badan oo uu ku cabirayey Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaliya.

Amin Arts ayaa si gaar ah sawir uga soo sameeyey Mooshinka laga gudbiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Jawaari.

Amin Arts ayaa Prof. jawaari ku tilmaamay inuu yahay nin Dastuurka ku cayaaray isla markaasna u bartay inuu dumiyo Xukuumadaha Soomaaliya.

Haddaba halkaan hoose ka daawo Sawirka uu sameeyey Amin Arts