28.1 C
Mogadishu
Monday, May 4, 2026

DF oo ka laabatay go’aankii ay ka qaadatay S/L

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – War-saxaafadeed ay maanta soo saartay hey’adda socdaalka iyo jinsiyadaha uuna ku saxiixnaa agaasimaha  hoggaanka Jeneraal C/laahi Gaafoow  ayaa lagu caddeeyay in laga laabtay Go’aankii hore ee lagu Joojiyay  duullimaadyadii isaga kala gooshi jiray muqdisho iyo Hargeysa.

Warqadda Hoose ka Akhriso War Saxaafadeedka

Waaxda socdaalka

- Advertisement -

Read more

Local News