Dhageyso: CC Sharmaarke oo xog badan bixiyay

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa xog badan ka bixiyay xaalada dalka Soomaaliya iyo halka ay Mareyso kadib wareys i dheer oo uu bixiyay.

Wuxuu si qoto dheer kaga hadlay khilaafka dowlada kala dhaxeeyo Jubbaland, Ahlu sunna iyo dhaqaalo yarida la sheegay iney soo wajahday shaqaalaha dowlada Federaalka Soomaaliya oo muddo aan mushaar qaadan.

Wuxuu soo hadal qaaday  dhismaha gudiyada kala duwan oo xukuumadiisa dhistay, iyo goorka la idleynayo dib u eegista lagu sameynayo dastuurka dowlada federaalka Soomaaliya.

Caasimada online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@Live.com