32.9 C
Mogadishu
Wednesday, April 29, 2026

Dhageyso: Mareykanka oo ka laabtay mowqifkii horey uu uga qaatay DF ee…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Copenhagen (Caasimada Online) – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somalia, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in wufuud badani oo ka kala socota caalamka ay kasoo qeyb galeen shirii shalay kusoo idlaaday magaalada Copenhagen ee dalka Mareykanka.

Dr. Beyle ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in in Maraykankuna uu wafdi heerkiisu hooseeyo uu shirka u diray, kadib markii uu horey u sheegay inaanu shirka ka qeyb galeyn, sababo la xiriira khilaafka, kana laabtay mowqifkii hore.

Dr. Beyle ayaa wareysi arrintaas ku saabsan siiyey idaacadda VOA-da ee hoos ka dhageyso.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News