Dhaqtar Hindi Ah oo Ku Taqaqusay Daweynta Dhalmo La,Aanta Raggaa oo ka howlgeli doono Kalkaal Hospital

 KALKAAL SPECIALITY HOSPITAL

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Dhaman, Dadwaynaha Somaliyeed waxaa lagu war Gelinayaa in kalkaal hospital uu imaan doono Dhaqtarkii Hindiga ahaa Ee Ku taqaqusay Daweynta Dhalmo la,aanta Raggaa. Kilyaha iyo Kaadi mareenka,Tariikh 14/2/2019 Ilaa 20/2/2019 waxyaabaha uu kaa daweyn doono waxaa kamid ah

  1. Daweynta dhalmo la,aanta Ragga
  2. Qaliinka Dhagxaanta Killiyaha iyo kaadi Mareynka
  3. Qaliinka Qanjirka Busurtaatada
  4. Furista Tubooyinka Kaadi-mareen
  5. Qaliimada Kaadi-mareenka.
  6. Daaweynta infegshinada.
  7. Daweynta Raganimada

Sidoo Kale Waxaa Laguu Keenay Mishiinka  E, S, W, L, OO Burburiya Dhagxaanta killiyaha ayadoon wax qalliin ah la sameynin Iyo Raajo Dhijitaal ah

Dhamaan Qaliimadaan Waa Habka Casriga Ah EE LAPROS COPYGA Ah

Kalkaal speciality hospital wuxuu ku yaalaa Banadir eria masjidka cabdullahi ciise wixii faahfaahin ah kala xiriir Tel = 617633661+617633662  iyo numberka gaaban ee ah 4040.

BALANTEENU WAA   KALKAAL  HOSPITAAL ee hore ugaar.