24.7 C
Mogadishu
Monday, July 27, 2026

Digreeto: Shariif Xasan oo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Baay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Baydhabo (Caasimada Online) – Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Baay ee maamulka Koonfur Galbeed.

Hogaamiyaha ayaa Guddoomiyaha cusub u magacaabay nin lagu magacaabo Cali Wardheere C/raxmaan, oo kamid ahaa shaqsiyaadka sida dhow ula soo shaqeeyay Shariif Xasan.

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Baay ayaa la magacaabay kadib kulan ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada Maamulka.

Guddoomiyaha cusub ayaa sidoo kale la sheegay inuu kamid yahay Ganacsatada laga yaqaano Degaanada Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha cusub ayaa lagu bedelay C/rashiid C/laahi Maxamed oo loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60