24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Document: Caddeyn muujineysa xaqiiqda maxkamadda sare ee Galmudug

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimadda Online) – Maamulka Galmudug ayaa maanta soo bandhigay Document muujinayo in Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug Yaxye inuu mar hore xilkaas iska casilay.

Document-yadaas ayaa muujinayo inuu Yaxye mar hore iska casilay xilkaas isla markaasna uu noqday qareen kamid ah Maxkamadaha Gobolka Banaadir sida ku cad waraaqaha lasoo bandhigay.

Waraaqahaan ayaa isugu jiro kuwa uu ku caddeenayo inuu xilkaas iska casilay iyo kuwa kale oo uu ku dalbanayo in lagu daro qareenada hoos yimaado Ururka Qareenamada Soomaaliyeed.

Haddaba halkaan hoose ka akhriso:

- Advertisement -

Read more

Local News