24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

Dowladda Qatar oo soo saartay war cusub oo ku saabsan Somalia

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Doxa (Caasimada Online) – Dowladda Qatar ayaa si kulul waxay u cambaareysay qarax Ismiidaamin ah, kaasi oo shalay galabtii ka dhacay suuq khaatka lagu iibiyo oo ku yaalla degmadaasi.

Waxay Qatar ugu horreyn dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda uga tacsiyeesay dadkii ku dhintay qaraxan, waxaana ay sheegtay in falkaasi ay aad uga xun tahay.

Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Qatar ayaa lagu sheegay in dowladdaasi ay garab taagan tahay shacabka Soomaaliyeed iyo dowladdooda, islamarkaana ay ka caawin doonaan sidii Soomaaliya ay nabad u noqon lahayd.

Qaraxii shalay ka dhacay Wanlaweyn ayaa waxaa ku dhintay 14 qof oo shacab ah iyo Hal askari oo dowladda ka tirsan, iyadoo dhaawacna uu jiro.

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60