Sawirro: Farxaan Xidig oo carro meel la fadhiya iyo Somaliland…

Hargeysa (Caasimada Online) – Sawiro laga soo qaaday Farxaan xidig ayaa muujiyay sida uu kaga xun yahay xariga Somaliland ay u geysatay markii uu ka dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Fanaanka oo wata fanaanad ayaa kasoo muuqday sawir laga soo qaaday, waxaana uu ahaa ruux qaniinaya faruuryaha, wuxuuna muujiyay sida uu kaga xun yahay xariga loo geystay.

Ciidamada Somaliland ayaa fanaanka xiray , waxaase maalmahaan uu ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Sababta loo xiray ayaa lala xiriirinayaa arimo dhanka siyaasada ah, maadaama fanaanka uu doonayo inuu kamid noqdo baarlamaanka sanadkan.

farxaan xidig Farxan-Xidig xiidg

Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
Caasimada@live.com