Magacyada & beelaha ay kasoo jeedan wasiirada cusub ee maamulka P/LAND (Liis dhameystiran)

Muqdisho (Caasimada Online) – Xaflad ballaaran oo goordhow ka dhacday Magaalada Garoowe ayaa waxaa leysku shaandheeyay Xukuumada Maamulka Puntland.

Isku-shaandheynta Madaxweyne Cabdiweli Gaas ku sameeyey Golaha Wasiirrada ayaa saameysey 12 wasaaradood, kuwaasoo sagaal kamid ah wasiirro cusub loo soo magacaabay saddex wasaaradoodna laysku beddeley wasiirradii horay u joogey.

Isku-shaandheyntan oo bilihii u dambeeyey la filayey ayaa u dhacday sidan:

  1. Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah, Shire Xaaji Faarax., Majeerteen/Cali Saleebaan
  2. Wasiirka Amniga, Cabdi Xirsi Cali Qarjab. Majeerteen/Ciise Maaxamuud
  3. Wasiirka Haweenka, Aniso Cabdiqaadir Xaaji Muumin. Majeerteen/Siwaaqroon
  4. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash. Harti/Dhulbahante
  5. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Cabdirashiid Maxamed Xirsi, Daarood/ Leelkase
  6. Wasiirka Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid. Majeerteen/Cismaan Maxamuud
  7. Wasiirka Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi. /Harti/Dhulbahante
  8. Wasiirka Caafimaadka, Cabdinaasir Cismaan Ciise. Majeerteen/Ciise Maxamuud
  9. Wasiirka Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame. Majeerteen/Cumar Maxamuud/reer Mahad
  10. Wasiirka Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed., Harti/Warsangeli/Dubeys.
  11. Wasiirka Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas. Harti/Dhulbahante/Bah Nugaaleed
  12. Wasiirka Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed. Majeerteen/Cismaan Maaxamuud
  13. Wasiirka Warfaafinta, Maxamuud Xasan Soo-cade. Harti/ Dhulbahante
  14. Wasiirka Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise. Hart/Warsangali
  15. Wasiirka Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac., Majeerteen/Wabeeneye
  16. Wasiirka Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Maxamuud.  HartiDhulbahante
  17. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle. Ugaar Saleebaan
  18. Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Cabdullaahi Jaamac Saalax. Harti/Dishishe
  19. Wasaarada Gacansua iyo Warshadaha, Cabdiweli Xirsi Indha-Guran,  Majeerteen Reer BiciidyahanWasiirada xilalkooda waayey ayaa kala ah:
    1. Wasiirkii Cadaaladda, Ismaaciil Maxamed Warsame.
    2. Wasiirkii Waxbarashada, Cali Xaaji Warsame.
    3. Wasiirkii Caafimaadka, Saadiq Eenow.
    4. Wasiirkii Amniga, Xasan Cismaan Alloore.
    5. Wasiirkii Deegaanka, Guuleed Saalax Barre.
    6. Wasiirkii Beeraha, Cabdi Ismaaciil Boos.
    7. Wasiirkii Qorsheynta, Cali Axmed Faatax.
    8. Wasiirkii Xannaanada Xoolaha, Cabdullaahi Ducaale Cali.

    Wasiirrada xilalkoodii hore weli haya:

    1. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Axmed Cilmi Cismaan Karaash.
    2. Wasiiradda Haweenka, Aniso Xaaji Muumin.
    3. Wasiirka Dekedaha, Cabdullaahi Jaamac Saalax.
    4. Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha, Cabiraxmaan Sheekh Axmed.
    5. Wasiirka Kalluumaysiga, Cabdinuur Cilmi Biindhe.
    6. Wasiirka Duulista Hawada, Xasan Xaaji Siciid.
    7. Wasiirka Hawlaha Guud, Cabdirashiid Maxamed Xirsi.

    Wasiirrada Cusub:

    1. Wasiirka Beerahaha iyo Waraabka, Cabdullaahi Cali Xirsi.
    2. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Cabdi Cismaan Maxamed.
    3. Wasiirka Dastuurka, Feysal Cabdi Cali Gaas.
    4. Wasiirka Maaliyadda, Cabdullaahi Sheekh Axmed.
    5. Wasiirka Waxbarashada, Abshir Aw-Yuusuf Ciise.
    6. Wasiirka Cadaaladda, Saalax Xabiib Xaaji Jaamac.
    7. Wasiirka Deegaanka, Cali Cabdullaahi Warsame.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com