Warbixin: GALMUDUG oo nasiib u heshay dadka haysta dhaqaalaha ugu badan dalka Soomaaliya

Qormadan kooban waxaan rabaa inaan uga hadlo Maamulka Cusub ee GALMUDUG  sida uu uga nasiib badanyahay  Maamulada kale ee Somaaliya Ka jira marka loo fiiriyo dhaqaalaha ay heystaan dadka ka soo jeeda Goboladaas.

Aniga waxaan dhiiri galinayaa in lagu tartamo dhaqaalaha aqoonta  iyo amaanka Maamulada Soomaaliya ka jira,waxaan ka soo horjeedaa in qabiil lagu tartamo,waa in maamul walbo waxuu leeyahay  ama uu haysto aan ku tartanaa,sidaas ayaana qoramadaan ku salaysantahay.

Galmudug markaan leeyahay waxay nasiib u heshay dadka ugu dhaqaalaha badan ee Soomaaliya waxaan kawada dhamaan 11 qabiil ee daga Gobolkaas dad ka soo jeeda ayaa ah dadka ugu dhaqaalaha Badan Maanta Soomaaliya,waana idiin  sharaxayaa.

Shirkada ugu weyn  Soomaaliya ugu dhaqaalaha badan marka laga xisaabiyo dhaqaalaha maalinwalba soo xarooda waa Hormuud Telcome Axmed Nuur Cali Jimacaale waxuu ka soo jeedaa Gobolka Galgaduud.

Shirkadaha iyo ganacsiga ay leeyihiin ee aan hada qoraalka Ku xusi karo.

 1 Hormuud Telcome

2 Adeega AVC Plus

3 Shirkada singjet ee Daabacada

4 Shirkada korontada ee Somalia Electric

5 Shirkada Qalabka Guryaha ee aqalada ee Kabo-qori

7 Shirkada Isgaarsiinta ee Nationlink

8 Salaama Bank

9 IBS Bank

10 Prime Bank

12 Jubba airweys

13 Centeral air

14 African Airweys

15 Somali air

16 Hotel  SYL

17 Hotel Jazeera

18 Hotel City Plaza

19 Hotel Mubaarak

20 Hotel Saxafi

21 Hotel  Amiira

22 Hotel Weheliye

23 Hotel Peace

24 Hotel Bakiin

25  Kalsan TV

26 Radio Kulmiye

27 Radio Banadir

28 Radio goobjoog

29 Radio Risaala

30 Radio STN

31 Radio Shabelle

32 Gool FM

33 Gobolada radio

34 Wargayska Xog-ogaal

35 Waragayska Qaran press

36 Waragayska Ayaamaha

37 Wargayska Xaqiiq Times

39 Warshada  Joodariyaasha ee shaakir

40 Warshada  Hooda ee dhismaha Guryahay iyo Muraayadeynta

41 Shirkada  Caanaha keenta ee S company

42 Shirkada Qalabka Electronic ee Badar

43 Shirkada Keydka Shidaalka  ee hada la dhisay

44 Maqaayadaha Caanka ah ee The Vlage

45 Shirkada ugu weyn internet-ka Somalia ee Globale Internet

46 Shirkada Qalabka Baabuurta ee LADAN

47 shirkada tax ee Mogadishu Tax

48 Shirkada qalabka dhismaha iyo Gaadiidka ee Khalkhaalo

49 Shirkada Nabad Galyada ee Somali Takforce

50 shirkada  Alkheyr

Shirkadahaan kala duwan waa inta hada laga xusi karo ee waa ka badan yihiin intaas balse waxaan rabaa in la ogaado tartanka dadka Soomaalida inay dhaqaalaha iyo ganacsiga ay ku tartamaan

Daka ka soo jeeda Galmudug  waa dadka  leh dhismayaashaugu caansan Magaalada Mogadishu gaar ahaan suuqa weyn ee Bakaaraha,sida sarta Hormuud,sarta Ilqeyte,sarta Salaad dhabarey,sarta maalin Taajir Sarta bacadow, Globale  iyo kuwa kaleoo badan

Marka soo  ma dhihi karo GALMUDUG waa Gobolka Kaliya ee Dadkiisa Hodanka yihiin Dhaqaalaha Soomaaliya marka loo Fiiriyo,in kastoo ay maalmahaan  jirto dhaqdhaqaaq ku saabsan in ganacsatadaan ka soo jeeda goboladaan ay doonayaan in dib u dhis ku sameeyaan gobalada ay ka yimaadeen,waxaana la filayaa in  Dekad weyn iyo jidad laami ah ay GALMUDUG ka hirgaliyaan

Cabdi Mohamed Ahmed

mmustaf06@gmail.com