Guddiga doorashada Jubba oo soo saaray 11 shuruud oo looga baahan yahay musharaxa (AQRISO)

Muqdisho (Caasimada Online)-Guddiga doorashada Maamulka Jubbaland, ayaa soo bandhigay shuruudaha laga rabo Musharaxa u taagan qabashada xilka madaxtinimo ee Maamulka Jubba.

Guddiga ayaa sheegay inaysan aqbali doonin cidii baalmarta shuruudahaasi, waxa ayna carabaaben in musharaxa looga baahan yahay inuu dhowro wakhtiga uu fursada u heysto soo gudbinta codsigiisa.
FB_IMG_1438782947697