30.9 C
Mogadishu
Wednesday, May 27, 2026

Daawo: Guuleed iyo Cabdi Ileey oo ku faraxsan…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jigjiga (Caasimada Online) – Sawir laga soo qaaday madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo madaxweynaha DDSI ayaa muujinaya ineysan waxba la aheyn dhibaatadii dhawaan ka dhacday deegaanka Daac-dheer oo ku yaala xuduuda Galgaduud uu la wadaago Soomaaliya.

Sawirka ayaa waxay ku muujiyaan siday farxad u dareemayaan kulankooda kadib iyaga oo aan muujin dareenka ay leedahay dadkii shacabka ahaa ee lagu laayay deegaanada Dhaca dhanka xuduuda.

Madaxweynaha Galmudug ayaa u tagay magaalada Jigjiga sidii wadahadal uu ula yeelan lahaa dhigiisa mamulka DDSI Cabdi Maxamuud Cumar.

Axmed Madoobe madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ku sugan magaalada Jigjiga waxaana uu goobjoog ka yahay wadahadalka dhexmaraya labada madaxweyne.

Hoos ka daawo sawirka maanta

guuleed iyo ileey

- Advertisement -

Read more

Local News