Halkaan si toos ah uga daawo Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka

Muqdisho (Caasimadda Online) – Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka soomaaliya ayaa si toos ah uga socoto xarunta baarlamaanka ee Magalaada Muqdisho.

Doorashadaan oo ah mid aad u adag isla markaasna ay ku tartamayaan ilaa 10 Musharax ayaa la filayaa inay maanta soo dhammaato isla markaasna lasoo doorto Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka.

Haddaba halkaan hoose ka daawo Doorashada oo Live ah