IGAD oo qoraal kasoo saartay go’aanka KENYA ay ku xirtay xawaaladaha Soomaalida (Akhriso)

Muqdisho (Caasimada Online) – IGAD ayaa war kasoo saartay go’aanka Dowlada Kenya, gaar ahaan Wasaarada Lacagta ay ku xirtay Xawaaladaha Soomaalida iyo Akoonada ganacsato iyo culimo badan.

Qoraalka IGAD ayaa waxaa looga hadlay go’aanka Kenya iyo Saameynta uu go’aankaasi ku yeelan karo inta badan Shacabka Soomaaliyeed oo ay noloshooda ku tiirsaneyd biilalka loo soo marin jiray Xawaaladaha.

Qoraalka oo dhameystiran hoos ka akhriso:
igad21