24.7 C
Mogadishu
Saturday, July 5, 2025

Jugta Qarax xoogan oo laga maqlay magaalada Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Qarax xoogan ayaa hadda ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo xoogiisa laga maqlay xaafado badan oo magaalada Muqdisho.

Lama oga halka uu rasmi ahaan qaraxa ka dhacay, waxaana qaraxa kadib la maqlay rasaas loo malaynayo inay ridayaan ciidamada amaanka.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Hotel SYL oo ku dhow Madaxtooyada, halka warar kale ay sheegayaan inuu ka dhacay albaabka hore ee beerta Nabadda.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha Alla

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News