Hargeysa (Caasimada Online) – Heshiiska dekedda Berbera, wuxuu u muuqday fursad faqriga ka saari kartay Somaliland, balse wax walba mar qura ayay si lama filaan isku beddeleen. Somaliland waxa ay iminka ka fakaraysaa wixii ay sameyn lahayd. Hoos ka daawo warbixin muuqaal ah oo arrintan faah-faahinaysa.

