Lix sano ka hor daqiiqadihii tanaasulka ee Cabdikariim GUULEED (Garashadii la gardaadin waayay) + Video

Lix sano ayaa maanta laga joogaa markii Cabdikariin Xuseen Guuleed uu iska casilay xilka wasiirka amniga gudaha ee Soomaaliya. Dad badan ayaa aaminsan iney aheyd tallaabo garasho xambaarsan iyo masuuliyad qirasho.

Wariye Abdullahi Osman Farah ayaa warbixintaan hoose ku eegaaya sidii uu maalinkaas xaalku ahaa iyo hadii ay jirto fursad la dayacay oo ah in lagagga deysado Guuleed.

Hoos ka daawo