Maamul cusub oo loo magacaabay Degmada Qoryooley ee Sh/Hoose  

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulka degmada Qoryooley,iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi.

Siid Cali Ibraahim Xasan ayaa loo magacaabay guddoomiyahay degmada Qoryoolay halka kuxigeenkana loo magacaabay Maxamed Cabdi Cabdullaahi Gaashaan.

Waxaa sidoo kale xil ka qaadis lagu sameeyey maamulkii hore ee degmadaasi ka talinayay

Akhriso magacaabista maamulkan cusub.