25.1 C
Mogadishu
Sunday, July 13, 2025

Maamulka HirShabelle oo isku shaandheyn ku sameeyay maamulka Hiiraan (Akhriso)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Maamulka HirShabelle ayaa isku shaandheyn ku sameeyay maamulka Hiiraan, kadib markii dhaliilo kala duwan laga muujiyay hanaanka uu u shaqeeyo maamulka.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa waxaa maanta isku shaandheyn lagu sameeyay Masuuliyiinta Maamulka Gobolka Hiiaran.

Wareegtada ayaa waxaa xilka looga qaaday Gudoomiye ku-xigeenkii dhanka maaliyadda Gobolka Hiiraan Khaalid Bashiir Macalin,waxana xilkaas loo Magacaabay.

Wareegtada waxaa sidoo kale lagu magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Hiiraan,iyadoo uu xilkaas horay u hayay Xuseen Cismaan Muumin.

Hoos ka akhriso wareegtada lagu sameeyay Isku shaandheynta:

- Advertisement -

Read more

Local News