24.7 C
Mogadishu
Saturday, July 25, 2026

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo Dhaweeyay M/Gaalkacyo.

Bookmark
Bookmarked

Share

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha soomaaliya iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray Magaalada Gaalkacyo ayadoona aad loogu  soo dhaweeyay madaxweynaha iyo wafdigiisaba m/Galkacyo, waxaa garoonka Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay boqolaal ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Gaalkacyo.

Mas`uuliyiintii soo dhaweysay madaxweynaha soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa Waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha , Madaxweynaha Galmudug iyo Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa si weyn u soo dhaweeyay Madaxweynaha.

Maxamed C/llaahi farmaajo ayaa sidoo kale gaari doono magaalooyin kale oo ka mid ah kuwa uu ka arimiyo maamulka Galmudug wuxuuna la kulmi doonaa mas`uuliyiinta, waxgaradka iyo qeybaha kaal duwan ee bulshada.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60