Madaxweyne socdaal: Inta maalmood ee Gaas uu 2016 ka maqnaa Puntland

Garoowe (Caasimada Online) – Dib u raac lagu sameeyey Safaradii Madaxweyne Cabdiweli Maxamad Cali Gaas kaga baxay Puntland sanadkii 2016 ayaa waxaa kasoo baxay in sanadkii lasoo dhaafay muddo 6 Billood ku dhow uu ku maqnaa safaro dibada dalka iyo kuwo kale ee dalka gudihiisa ah.

Tirikoobka safarada warbixntaan ayaa ku kooban kuwa dalka dibadiisa iyo magaalo madaxda Somalia ee Muqdishu halka aysan ku jirin kuwo shaqo ee uu ku tago qaar ka tirsan magaaloyinka Puntland.

Warbixntaan ayaa u qoran tirada safarka, halka uu ka dhoofey Madaxweyne Gaas, halka uu u baqooley, maalmaha uu ku maqnaa, sababta safarka iyo qodobo kale oo lamid ah waxayna u qoran tahay sidatan:

Safarka: 1aad 

Taariikhda: Jan 10, 2016

U safray: Kismaayo

Ka dhoofay: Bossaso

Muddada: 8 maalmood

Ujeedada: Shirkii MADASHA QARANKA

Soo laabtey: Jan 18, 2016

Kasoo degey: Bosaso

Safarka: 2aad 

Taariikhda: Jan 24, 2016

U safray: Muqdisho

Ka dhoofay: Bosaso

Muddada: 4 maalmood

Ujeedada: Shirkii MADASHA QARANKA

Soo noqdey: Jan 28, 2016

Kasoo degey: Bosaso

Safarka: 3aad 

Taariikhda: Feb 16, 2016

U safray: Addis Ababa

Ka dhoofay: Garowe

Muddada: 7 maalmood

Ujeeddada: la kulmid madaxda Itoobiya

 

Safarka: 4aad

Taariikhda: Feb 23, 2016

U safray: Washington DC

Ka dhoofay: Addis Ababa

Uga sii gudbey: Canada

Muddada: 28 maalmood

Ujeedada: la kulmid jaaliyadda Puntland

Soo nodey: March 21, 2016

Safarka: 5aad

Taariikhda: April 9, 2016

U safray: Addis Ababa

Ka dhoofay: Garowe

Muddada: 4 maalmood

Ujeedada: Shirkii Tana Forum

Soo laabtey: April 13, 2016

Kasoo degey: Garowe

Safarka: 6aad

Taariikhda: April 15, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Addis Ababa

Ugasii gudbey: Riyadh

Muddada: 15 maalmood

Ujeedada: Ganacsi

Soo noqdey: April 30, 2016

Kasoo degey: Garowe

Safarka: 7aad

Taariikhda: May 7, 2016

Ka dhoofay: Bosaso

U safray: Jabuuti

Muddada: 3 maalmood

Ujeedada: Caleemasaarkii Ismaaciil Geelle

Soo laabtey: May 10, 2016

Kasoo degey: Bosaso

Safarka: 8aad

Taariikhda: May 18, 2016

Ka dhoofay: Bosaso

U safray: Muqdisho

Muddada: 5 maalmood

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: May 23, 2016

Kasoo degey: Garowe

Safarka: 9aad 

Taariikhda: May 28, 2016
Ka dhoofay: Garowe

U safray: Muqdisho

Uga sii gubey: Abu Dhabi

Muddada: 11 maalmood

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: June 8, 2016

Kasoo degey: Bosaso

Safarka: 10aad 

Taariikhda: June 22, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Baydhabo

Muddada: 3 maalmood

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: June 25, 2016

Kasoo degey: Garowe

Safarka: 11aad 

Taariikhda: August 2, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Muqdisho

Muddada: 8 maalmood

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: August 10, 2016

Kasoo degey: Garowe

Safarka: 12aad 

Taariikhda: August 17, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Addis Ababa

Ugasii gudbey: Turkey

Ugasii gudbey: Jabuuti

Muddada: 17 maalmood

Ujeedada: La kulmid madaxda Itoobiya, Turkey

Soo laabtey: September 3, 2016

Kasoo degey: Galkacayo

Safarka: 13aad 

Taariikhda: September 05, 2016

Ka dhoofay: Galkacayo

U safray: Muqdisho

Muddada: 10 maalmood

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: September 15, 2016

Kasoo degey: Garowe

Safarka: 14aad 

Taariikhda: October 15, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Addis Ababa

Ugasii gudbey: Dubai

Muddada: 9 maalmood

Ujeedada: shirar iyo heshiisyo shirkado qalaad

Soo laabtey: October 24, 2016

Kasoo degey: Bosaso

Safarka: 15aad 

Taariikhda: October 29, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Abu Dhabi

Muddada: 4 maalmood

Ujeedada: Shirkii UAE iyo madaxda maamulada

Soo laabtey: November 2, 2016

Kasoo degey: Bosaso

Safarka: 16aad 

Taariikhda: November 25, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Addis Ababa

Ugasii gudbey: China

Ugasii gudbey: Nairobi

Muddada: 15 maalmood

Ujeedada: shirar iyo heshiisyo

Soo laabtey: December 10, 2016

Kasoo degey: Garowe

Safarka: 17aad 

Taariikhda: December 15, 2016

Ka dhoofay: Garowe

U safray: Muqdisho

Muddada: 15+

Ujeedada: Shirka Madasha Qaranka

Soo laabtey: maya

Tirada maalmaha uu maqnaa Madaxweynaha Puntland ayaa ah= 166 maalmood.

Isha: GO