25.2 C
Mogadishu
Saturday, July 5, 2025

Mahad Salaad oo Beyle ku weeraray arxan darro uu ku muujiyey sawirkii malaayga

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku maadeystay wasiirka Maaliyadda xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo kasoo muuqday sawir uu la galay ruux Kaluun badda kasoo dabtay.

Xildhibaan Mahad ayaa soo dhigay bartiisa Facebook sawirka iyo qoraal kooban oo uu ku sheegay in wasiirka aysan u muuqan culeeska saaran ruuxa Kaluunka weyn kasoo helay badda.

Wuxuu sheegay in kaliya uu damacsanaa inuu sawir la galo, dad kale ayaa sawirkaan siyaabooyin kale uga fal celiyay.

Qaarkood ayaa si kaftana u sheegayay in wasiirka uu lacagta canshuurta ka doonayay ruuxa Kaluunka watay.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News